War Deg Dega: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniinti Ugu Dambaysay U Diray Puntland

0
942

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha Guud ee ciidamada qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismacil Taani, Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawaare ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Xaaladda Ammaan ee Dalka Digniinti Ugu Dambaysayna U Diray maamulka Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here