Agaasimihii Guud Ee Telefiishenka STAR Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
1403
Maxamed baashe.

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidanka booliska Somaliland ayaa goor dhaweyd caawa xidhay Agaasimahii guud eee Telefiishenka Star Maxamed baashe.

Sababta loo Xidhay agaasimaha Star Tv ayaan war rasmi ahi kasoo baxin, balse waxaa loo malaynayaa inuu ka dambeeyay, ama salka ku hayo dhaqdhaqaaqyo Telefiishankaasi waday maalmihii u dambeeyay oo ciidamada amniga Somaliland kudaba taagnaayeen

Gadaal ayaanu wixii kasoo kordha warkan iyo faahfaahintiisa idinkkala socod siin doonaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here