Gobolka Gabiley Waxaa Lagu Timaan San Jiray Hoyga Horumarka Maantana Waa Hooyada Dib U Dhaca Qallinkii: Muxyadiin Ayaanle

0
894
Gobolka Gabiley

Gabilay ma waxaa haysa Maaumul Xumo Mise Dhaqaala xumo wakhtigii uu maayarka haatantalada Hayaa uu xilka la wareegayay waxaa la islakaa waxaa uu samayn isbadal dhinacawabalba oo uu dagmada ku soo kordhinayo hase ahaatee Tii lafilayay  may dhicin Dagmada gabilay oo waxay noqota mid fadhiida hadaba hadii aan dib u jaleeco xiligii ay Khadra Xaaji Maayirka gabilay ahay waxaad wada xasuusan kartaa waxqabadii ay degmada ka qabatay haddab ma la dhan karaa maaha dhaqaale xumo ee ma maamul xumo iyo majaro xumo meesha sii taalay oo uu Raacay maayirka haatanxilka hayaa oo isu soo wada Duuboo waxqabadkiisii wuxuu ahaa mar la arag aan marlabaad lahayn Taasina waxaa ku tusinaysaa laxisaab la aanta shacabka reer Gabiley cidii ay xilka u dhiibteen waxaan hadaba ku soo gabogabaynayaa Waa in Dadwaynuhu Gartaa in iyaga hawsa loo hayo oo ay dhinacyada ka joogaan si ay ula xisaab tamaan cida hawsha u haysa.

 

Gobolka Gabiley waxaa lagu timaan san jiray hoyga horumarka maantana waa hooyada dib u daca taasna waxaa ugu wacan maamul xumada isxigxixtay, Haddaba Ma isagoon gu labaatan jirinbaa Xil aanu Gudikarin Guudka loo saaray.

 

Muxyadiin  Ayaanle

Hargeysa,Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here