Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Dalka Ka Jirta iyo Heerka Ay Marayso Qabyaaladu

0
1274

Hargeysa,(HargeisaPress) —Mujaahid Xasan Guure iyo siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo kamida ah Siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta,heerka ay marayso qabyaaladu,warar been abuur ah oo warbaahinta Kenya ka baahisay masuuliyiintii xisbiga WADDANI ee safarka ku tagey dalka Kenya iyo waliba saldhiga Militeri ee la sheegay inay dawlada Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka dhisato Somaliland.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here