Siyaasi Uur-cadde oo Waraysi Xaasaasi Ah Kaga Hadlay Nuxurka Kulan Madaxweyne Biixi iyo Wasiirrada Soomaaliya Dhex-maray

0
961

Hargeisa (Hargeisa Press)- Cabdillaahi Maxamed Uur-cadde oo ahaa Xoghayihii guud ee hore ee Xisbiga Waddani, wakhtiganna ah siyaasi madax-bannaan, ayaa sheegay in Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ka tirsan ee kulanka la yeeshay Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga la socdaa la xidhiidhay raalligelin iyo cafis-weydiisasho ka yimi dhinaca Wasiirrada Soomaaliya, sida uu ku dooday.

Waraysi kooban oo xasaasi ah oo uu Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde la yeeshay Weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal oo ka tirsan Baddacas24TV, waxa lagu weydiiyey su’aalo kala duwan oo la xidhiidha xogta uu ka hayo kulankaas oo hadal-hayntiisa iyo wararkiisu aad ugu badnaayeen Warbaahinta, Baraha Bulshada iyo sidoo kale goobaha kala duwan ee ay Dadweynuhu ku kulmaan.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here