Shirka Golaha Dhexe Ee Urur Siyaasadeedka Shacabka oo Gudoomiye Cusub Lagu Doortay

0
248

Hargeysa (HargeisaPress)-Shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka somaliland Ee “SPP  Ayaa maanta ka dhacay magaalada hargeysa Kaasi Oo lagu Doortay  gudoomiyaha cusub Ee Ururka Shacabka, loona doortay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (timo).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here