Madaxwayne Biixi oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid

0
929

Hargeysa (HargeisaPress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Mudane Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe).

Kulankan madaxwaynaha iyo gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa waxaa ku weheliyay gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyo wasiiro katirsan xukuumada.

Dhanka kale gudoomiyaha xisbiga ucid iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay kulanka iyo arimaha ay wada hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here