Safiirka Somaliland Ee Jabuuti oo Ka Qayb Galay Xidhitaanka Tartanka Quraanka

0
490

Djibouti (Hargeisa Press)- Safiirka Somaliland u jooga dalka jamhuuriyadda Jabuuti C/fataax Siciid Axmed, ayaa ka qayb galay xidhitaanka tartanka Quraanka ee dalkaasi.

Waxaana tartankaasi qayb ka ahaa arday reer Somaliland oo kaalmaha hore ka gallay tartaankaasi Quraanka Kariimka ah.

Madaxweynaha jamuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa bilkasta oo ramadaan dalkiisa ku qabta tartanka quraanka kariimka ah ee dalka Jabuuti.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here