“Lix jir baan ahaa markii aan suuqa Waaheen hooyaday ag fadhiistay…”

0
757

Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa ka dareen celisay suuqa gubtay ee Waaheen ee caasimadda Hargaysa.

Waxaanay wasiirku in suuqa Waaheen uu iyada xasuus gaar ah u leeyahay, isla markaana iyadoo da’adeedu aad u yarayd ay hooyadeed oo ku ganacsan jirtay ugu iman jirtay.

Shukri Baandare, waxa ay tilmaantay waxrashadii qoyskoodda ay hooyadood kaga deberi jirtay dhaqaalaha ay ka heli jirtay suuqa Waaheen ee ay ka shaqayn jirtay xiligaasi.

DAAWO: Wasiirka Oo Arrimahaasi Ka Hadlaysa:

Hargeisa Presss.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here