Qiso Cajiiba Ah :- Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Go’aan Ka Soo Saartay Wiil 16jir Ah Oo Laba Qoys Isku Haysteen Isirkiisa

0
819

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada Dagmada Hargeysa Ayaa Maanta Xukun Ka Soo Saartay Dhacdo Cajiib Ah Oo Mudooyinkanba Kiis Keedo Ka Socday Maxkamada Muddo Hal Sanno Ah .

 

Waxaana Dacwada Kiis Kani Ahaa Wiil Yar Oo Dadiisu Tahay 16 Jir Isku Maan Dhaafay Sheegashada jinsiyadiisa Laba Qooys Oo Ka Kala Kooban Aaabo C/Rashiid Dirir Cali iyo Hooyo Jawaaahir Cabdi Diiriye iyo Garabka Qooyska Kale Oo Kala Ah Aabo Jaamac Maxamuud Cali iyo Hooyo Aasiya MacaliWaxaana markii ay maxkamadu dhegaysatey dhaakiirta dhinca jinsiga ay ilmahaasi yar u xukuntey C/Rashiid Dirir Cali iyo Hooyo Jawaaahir Cabdi Diiriye iyada oo qoyskii kalana u aqoonsatey danbiilayaal ka been abuurtey ilmo aanay dhalin isla markaana lagu xukumay min saddex sanno ah iyo lacag saddex malyan ah

 

Halkan Hoose Ka Daawo Qaabka Uu Xukunkaasi U Dhacay 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here