Murrashax Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay In Nabada La Ilaaliyo Kana Hadlay Dhacdo Xalay ka Dhacday Hargeysa

0
1013

Hargeysa, (HargeisaPress) —Murrashaxa xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay inay ilaashadaan nabada Somaliland ka hana qaaday,waxaana uu ka hadlay dhacdo xalay ka dhacday Hargeysa oo lagu sheegay in uu ka badbaaday isku day dil.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here