Muran Ka Taagnaa Dhul Wajaale Ku Yaalla Oo La Soo Af-jaray

0
537

Tog-Wajaale (HP): Khilaafkii ka taagnaadhul ku yaala magaaladda Tog-wajaale oo u dhexeeyay maamulka magaaladda iyo xubno ganacsato ah ayaa lagu guulaystay in la soo af-jaro.

Sida ay maanta shaaciyeen wasiirrada wasaaradaha hawlaha guud iyo isgaadhsiinta oo labadii maalmood ee udanbeeyay ku sugnaa Wajaale.

Kuwaasoo xukuumadu u xil saartay xal u helida khilaaf ka aloosnaa magaalo ganacsiyeedka Tog-wajaale, kaasoo ka dhashay dhul xabaalaha magaalada loo qorsheeyay oo la sheegay in wasaarad la siiyay.

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta ayaa shaaciyay qodobaada ay ku soo af-jareen khilaafkaasi iyo in la siidaayay xubno katirsanaa gudida ganacstada Wajaale oo xidhnaa iyo dhalinyaro kale

Halkan Ka Daawo Wasiirrada Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here