Meherkii Qarniga ee Abdirahman Dheegsan iyo ‪‎Sahra_Awil‬ oo Shalay Ka Qabsoomay Magaalada Hargeysa + DAAWO SAWIRADDA

0
1561

HargeisaPress  — Intii aan uso joogay Meher kani wuxuu noqday mid ka duwan kana qurux badan si gaara ayuu indha dadka iyo qaluubtooda uso jiidanayay waxay dad badan ku raaxaysanayeen oo ay indhaha la sii raac-raacayeen Dhaqankeenii Hidaheenii iyo waliba Fardo aad u qurux badan oo si heersare ah loogu so galbiyay Caruuska, sidoo kale Dhalinyarro aad u qurux badan Labiska ay xidhnaayeena uu ahaa kabo sandal ah Macawis go’ shaala Hangool iyo Warrmo wuxuuna ahaa meher aan noociisa wali loo arag Maasha Allaah.

10931075_886507501386776_6914068290455262237_n

11267738_886507461386780_6329396841479634083_n

Abdirahman Dheegsan iyo ‪‎Sahra_Awil‬ waxan leeyahay isku waara oo Ubad khayr qaba kala hella.Baaraka Laahu Laka Wa Baraka Calayka Wa Jumaca Baynakum Aw Filkhayr….

By: Naciima Cabdi Galiixe

11329933_886507378053455_1142110538715274898_n

10389973_10207244047958710_7656779996314377885_n
………………………………………………………………………………………………………

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Abdirahman Dheegsan iyo ‪‎Sahra_Awil‬ Oo Mehrkoodu ku qabsoomay magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

11350635_10152755893151825_2008139206467064842_n997014_10152755893326825_3461383602129868003_n

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here