Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Iyo Guddiga Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Tirada Ardayda Guud Ee Saaka U Fadhiistay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa

0
971

Hargeysa, (HargeisaPress) —  Wasiirka waxbarashada Somaliland iyo gudoomiyaha imtixaanaadka Qaranka Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday tirada ardayda saaka u fadhiistay imtixaanak Shahaadiga ah ee saaka ka bilaabmay dalka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here