Hargeysa,(HargeisaPress)-Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland mud. Cabdirashiid ibraahim, Agaasimaha Hayada Havayoco Mud.Cabdilahi Maxamuud iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Abdilqadir Dayib Askar Ayaa Ka Qayb Galay Dood Cilmiyeed Lagu Lafa Gurayay Fulinta Siyaasada Qaran Ee Carbis Shaqo.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUULKA WARKA
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA DOODASI
HargeisaPress News Desk -Hargeysa