Madaxweyne Xigeenka Maamulka Puntland oo Ku Gacan Saydhay Wada-hadal Siciid Deni Ugu Baaqay Somaliland

0
430

Garoowe (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa ku gacan saydhay wadahadal Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni uu ugu baaqay Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash waxa uu tilmaamay inuu ka soo horjeedo Wadahadalo shuruud la’aan ah oo lala galo Somaliland, islamarkaan wadahadaladaasi ay ka hor imanayaan Dastuurka Puntland.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa u dhignaa sidan;-

HargeisaPress News Desk – Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here