Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Booqday Abwaan Hadraawi

0
838

Burco, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta waxa uu gurigiisa ku booqday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo mudooyinkii u danbeeyay u jiifa xanuun soo wajahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here