Madaxweyne Biixi oo Booqday Wasiirka Caafimaadka oo Cisbitaalka la Dhigay + SAWIRRO

0
1154

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Cisbitaalka Hal-door ee caasimadda Hargeysa ku boogday Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xannuunsanaya.

Wasiirka Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa la dhigay cisbitaalka  kadib markii uu ku soo booday xannuun ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu  Wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiiftaba.

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here