Maayarka Caasimada Oo ka Hadlay Hooyo Gaadhi Dawlada Hoose Jiidhay, Sheegayna In Ay Cadaalad Heli Doonaan

0
216

Hargeysa,(HargeisaPress)–Maayarka Caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa ka hadlay hooyo maalintii shalay uu jiidhay gaadhi ay leedahay dowlada hoose ee hargaysa

Sidoo kale maayar mooge ayaa sheegay in ay is arkeen ehelada marxuumada islamarkaana sharciga la horkeeni doono isagoo sheegay in ay xidhan yihiin dirawalkii gaadhi iyo shaqaalihii kale ee la socday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here