Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo ka hadlay qalab cusub oo ay soo kordhiyeen + SAWIRRO

0
921

HARGEISA, (HargeisaPress) — Mareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa shalay soo bandhigay qalab cusub oo lagu soo kordhiyay Wakaaladda Biyaha Hargeysa.

 

Qalabkaas oo uu ugu muhiimsanaa Mishiin nooca Biyaha soo saara ah, oo wax badan ka tari doona hab-sami u socodka hawlaha Wakaaladda Biyaha.

 

Maareeyaha ayaa bartiisa Facebook, waxaa uu qoraal kooban sharraxaad kaga bixiyey Mishiinka, waxaanu qoraalkiisu u dhignaa sidan:

mishiin

 

“Ilaahay ayaa Mahad leh Nagu guuleeyey in aanu u soo iibiney Wakaalada Biyaha ee Hargeysa Mishin weyn oo 500 KVA Perkens UK oo aanu ugu talo galey Geed Deeble , waxaananu ilaahay ka baryeynaa in uu ka dhigo kii anfaca Wakaalada Biyaha ee Hargeysa”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here