London: Casho Sharaf Lagu Maamuusay Guddoomiyaha UCID

0
741

London (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali waraabe, ay munaasibad casho sharaf ah loogu sameeyey dalka Ingiriiska.

Eng. Faysal Cali Waraabe, oo safar shaqo ku maraya dalka UK, waxaa casho sharaftaasi u sameeyay jaaliyadda reer dalka Ingiriiska ku dhaqan.

Guddoomiyaha UCID oo hadal u jeediyay qurbe joogta casuuntay ayaa si weyn ugu mahad celiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here