Komishanka Doorashooyinka oo Shaaciyay Bilawga Kaadh Qaybinta

0
883

Hargeysa (HP): Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maaanta ku dhawaaqay waqtiga la bilaabayo barnaamijka kaadh-qaybinta 2023.

Shir jaraa’id oo ay maanta xaruntoodda ku qabteen waxay ku shaaciyeen in kaadh qaybinta la bilaabi doono maalinta Arbacada ee todobaadkan.

Iyadoo na kaadh qaybintu socon doonta muddo 10 maalmood, sida uu sheegay guddoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf.Kulan warbaahineedkan waxaa goob joog ka ahaa dhamaanba xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here