Kulan Saddex Geesood Ah Oo Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxwaynaha Somaliland,Guddiga Doorashooyinka Iyo Masuuliyiinta Asxaabta Qaranka

0
1075

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland ka qabsoomay kulan saddex geesood ah oo dhex maray madaxwaynaha Somaliland,gudida doorashooyinka qaranka iyo waliba masuuliyiinta axsaabta qaranka Somaliland.

Waxaana kulan uu ahaa mid ay madaxda axsaabta qaranku madaxwaynaha ugu gudbinayeen go’aanka ay ka qaateen qabsoomida doorashada madaxtooyada.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here