Jaamacadda ADMAS Oo Tartan Kubbadeed U Qabatay Kulliyadda Arrimaha Bulshadda

0
642

Hargeisa (HP): Jaamacadda Admas faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa tartan Kubbada Cagta ah u qabatay ardayda dhigta kuliyadda arrimaha bulshada ee jaamacadaasi.
Tartankaasi waxaa ka qayb qaadanayaan afar kooxood oo ka wada tirsan isla kuliyadda barashada cilmiga arrimaha bulshadda.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here