Hoostadda Gaadiidka Dawladda Oo Dayactir Ku Samanaysa Gawaadhiga Madaxtooyadda

0
712

Hargaysa (Hargeisa Press): Hoostadda gaadiidka dawladda ee wasaaradda gaadiidka Somaliland ayaa maanta qaabishay gawaadhidda madaxtooyadda Somaliland.
Gaadiidkaasi oo lagu samayn doonno dayactir iyo dib u habayn.
Waxaana masuuliyiinta waday gawaadhiga madaxtooyadda halkaas ku qaabilay agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo masuuliyiinta Hoostadda gawaadhida dawladda.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here