Hogaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Gudoomiyihii Wargeyska Haatuf Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xaaladd Caafimaad U jiifa Cusbitaalka

0
946

Hargeysa, (HargeisaPress) —Hogaanka sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa maanta cusbitaalka Hargeysa ku booqday gudoomiyihii wargeyska xayyiran ee Haatuf Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe oo muddo xaalad caafimaad u yaala cusbitaalka hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here