HARGEISA: Aas Qaran Oo Loo Sameeyey gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland

0
2575

Hargeysa,(HargeisaPress) —alla haw naxariistee gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland Marxuum Cabdilaahi Cali Barre ee shalay ku geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada Hargeysa .

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here