Hargaysa: W. Deegaanka Oo Ka Qayb Qaadatay Ololaha Nadafeed Ee Maanta

0
410

Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland C/naasir Axmed Xirsi, ayaa soo dhaweeyay ololaha nadaafadeed ee maanta laga fuliyay dooxa weyn ee dhex mara caasimadda Hargaysa.
Waxaanu sheegay in ay ka wasaarad ahaan diyaar u yihiin in ay dawladda hoose kala shaqeeyaan hawlaha nadiifinta qashinka.
Ololahan nadaafadeed waxaa agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka ku wehelinayay agaasime waaxeedyadda iyo shaqaalaha wasaaradaasi.
C/naasir Axmed Xirsi, ayaa dhamaan maayarada dalka u balan qaaday inay ka caawin doonaan dhireynta magaalooyin.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here