Hargaysa: Quudinta Dadka Qaba Xanuunka Maanka Oo La Bilaabay

0
320

Hargaysa (HP): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga daah furay barnaamijka quudinta dadka qaba xanuunka Dhimirka.
Waxaana munaasibadaasi ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here