Hargaysa: Kulan Masuuliyiinta Lagu Barayo Dastuurka iyo Waddaniyadda

0
471

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa kulan hawleed ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda ka furay magaaladda Hargaysa.

Kulankaasi ayay u  jeedadiisu ahayd sidii masuuliyiinta gobolka Maroodijeex iyo degmooyinkiisa iyo  kuwa laamaha dawladda loo barri lahaa dastuurka iyo waddaniyadda.

Waxaana kulankaasi oo ay soo agaasintay wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland.

Iyadoo uu kulan hawleedkaasi si rasmiya u furay wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here