Gudoomiye Muuse Bixii Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Si Balaaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley + Muuqaal

0
1026

Gabiley , (HargeisaPress) — Wafti balaadhan uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna Musharax Madaxwyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse bixii Cabdi  oo maanta  Si Heer Sare ah loogu soo dhaweeyay  Magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley.

 

Waxaana uu gudoomiye Muuse Biixi Isla maantaba uu kulamo la qaatay odayaasha cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Gabiley

 

 

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here