Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Afar Qodob Oo Muhiima Ugu Bushaareeyey Ardayda Jaamacada SANAAG

0
873

Erigavo, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha ee Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa Khudbad uu maanta ka jeediyey Xafladdii Qalinjabinta Ardayda dhamaysay Jaamacadda Magaaladda Ceerigaabo ee Erigavo University, waxa uu Ardayda Jamicyiinta ah ee Shahaadada maanta qaatay hortaada uga bushaareeyey inay nasiib u heleen inay nasiib kooda ka qaadi doonaan Tartan Imtixaan oo loo geli doono 50 kaalmo shaqooyin ay dawladdu qaadanayso cida ku guulaysata.

Mud. Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo Ardayda Jaamacadda Ceerigaabo ka qalin jabisay la hadlaayey waxa uu farta ku fiiqay inay iyagu nasiibkooda noqon doonaan kuwa isla Jaamacadda Ceerigaabo ee ay maanta ka qalin jabinayaan isla Jaamacaddaasi Imtixaanka Kaalmaha Shaqooyin ee 50 ka ka badan ee dawladdu qaadanayso ay ku geli doonaan Tartanka halkaasi waxaana khdubada Sharmarke u dhigneyd sidan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here