Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Kulan Gurmad Loogu Raadinayo Dadka Kasoo Barakacay Abaarta Bariga Somaliland La Qaatay Hay’adaha Ka Hawlgala Gobolka

0
1352

Boorama,(HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise “Shiine”,ayaa markii ugu horeysay Maanta Kulan Gurmad Loogu Raadinayo Dadka Kasoo Barakacay Abaarta Bariga Somaliland La Qaatay Hay’adaha Caalamiga Ah Ee Ka Hawlgala Gobolka Awdal.

https://youtu.be/iooIymcyjWE

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here