Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Kulan Iskugu Yimi Iyo Ujeedada Kulanka

0
768

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenada Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa waxay ku doorteen gudoomiye cusub ee manjaraha u haya gudida ruqsad bixinta iyo qareenadda Somaliland.

 

Waxaana gudidan oo ka kooban 7 xubnood isla markaana ka kala socday 5 hay’adood ay gudoomiyaha guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenadda Somaliland  u doorteen Mustafe Kirix Cawad.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here