Guddoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee G/Togdheer Oo Xilka La Wareegay

0
466

Burco (Hargeisa Press): Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore.
Waxaana ka qayb galay xil wareejinta guddoomiyaha cusub masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.
Siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye, madax dhaqameed, haween iyo dhalinyarro iyo taageereyaasha xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here