Berbera: Haayadda Dhawrista Tayadda Oo Gubtay Badeecado Dhacay

0
622

Berbera (HP): Haayadda Dhawrista Tayadda Badeecadaha Somaliland ayaa maanta magaaladdaa Berbera ku gubtay badeecadda dhacay.
Badeecadahaasi oo isugu jiray Basal gaadhaysa 29 Tan, daawooyin iyo Timir.
Iyadoo meel fagaare ah lagu gubay dhamaanba badeecadahaasi kala gedisan ee dhacay.


Kuwaasoo ay haayadda Dhawrista Tayadda Badeecaduhu qabatay badhtamihii sanadkan xili ay ka soo degeen dekadda magaaladda Berbera.
Sida uu sheegay Maxamuud Saleebaan Ducaale, isuduwaha haayadda Dhawrista Tayadda badeecadaha Somaliland ee gobolka saaxil.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here