Guddida Abaaraha Somaliland Oo Deeq Lacageed Ka Gudoomay Ardayda Somaliland Ee Wax Ku Soo Baratay Waddanka Hindiya.

0
1390

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan xubnaha gudida heer Qaran ee abaaraha ayaa maanta Lacag dhan 3011 doolar ka gudoomay Arday reer Somaliland ah oo sannadihii u danbeeyey wax ku soo bartay dalka Hindiya, wakhtigana badankoodu ay ka shaqeeyaan dalka Qadar intooda badani.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here