Fannaanada Hibo Nuura oo Aas-aastay Hay’ad Sama-fal

0
820

Minnesota (Hargeisa Press)- Fannaannada caanka ah ee Soomaaliyeed Hibo Maxamed Hoddoon (Hiba Nuur), ayaa aasaastay hay’ad samo-fal.

Hay’adaasi oo ay fanaanadu ka aasaastay magaaladda Minnesota, ee dalka Mareykanka ayaa lagu magacaabay HIBA NURA FOUNDATION.

Hibo Nuura, ayaa sheegtay inay u gar-gaari doonto dadka nugul ee ku nool Soomaaliya, gacan na ka geysan doonto sare u qaadidda dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.

DAAWO: Hibo Nuura Oo Ka Hadlaysa Haayadda Ay Aasaastay:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here