Suldaan Caddo Gudde oo Caawa Lagu Xidhay Hargeysa

0
860

Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidamadda booliska Somaliland, ayaa caawa magaaladda Hargeysa ku xidhay suldaan Caddo Gude, oo ka mid ah madax dhaqameedka dalka.

Waxaana la sheegay in suldaanka ay ciidamadda boolisku ku xidheen saldhiga dhexe ee magaaladda Hargeysa, Sida ay xaqiijisay xaaskiisa oo ka socotay xiliga ay ciidamadu qabteen suldaan Caddo Gude.

Waxaanay warbaahinta uga warbixisay qaabkii loo qabtay suldaanka, iyo meesha uu hadda ku xidhan yahay.

DAAWO: Xaaska Caddo Gude Oo Ka Hadlaysa Qaabkii Suldaanka Loo qabtay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here