Fanaan Cawaale Aadan oo Wacdaro Ka Dhigay Showgii Hargeysa

0
1010

Hargeisa (Hargeisa Press)- Fanaanka caanka ah ee reer Jabuuti Cawaale Aadan oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland ee Hargeisa ayaa habeenimadii xalay ahayd wacdaro ka dhigay show uu ku qabtay Huteel Crown ee magaalada Hargeisa, Waxaana showgaasi ka qayb galay dhalinyaro badan oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here