Ethiopian Airline Oo Wax Ka Bedel Ku Samaysay Duulimaadyadda Hargaysa

0
1221

Hargaysa (HΓ rgeisa Press); Shirkadda diyaarradaha ee Ethiopian Airline xafiiskeedda magaaladda Hargaysa ayaa shaaciyay in ay is bedel ku sameeyeen duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland.
Iyadoo wax laga bedelay wakhtigii ay markii hore bixi jireen duuliyaadyadda Ethiopian Airline ee imaya magaaladda Hargaysa.


Tan iyo intii la shaaciyay xanuunka Coronavirus, ayaa dunidoo dhan waxa uu is bedel ku yimid isku socodka gaar ahaana dhinaca duulimaadyadda diyaaradaha.
Waxaanay Ethiopian Airline ka mid ahayd shirkadaha iman jiray Somaliland ee ui saamynta ku yeeshay xanuunka Covid-19.
Madaxa suuq gaynta ee xafiiska Hargaysa ew Ethiopian Airline Maxamed Cumar Jibriil, oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyay arrintaasi.


Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here