“Dalkeenu maanta bad-baado ayuu u baahan yahay”…

0
1000

Muqdisho (Hargeisa Press): Guddoomiyaha aqalka Sare ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka dayriyay xaaladda siyaasadeed uu haatan marayo dalka Soomaaliya.
Waxaanu sheegay in dalku u baahan yahay bad-baado si looga gudbo caqabadaha taagan.
Taasoo uu tilmaamay in ay ku iman karto wadahadal iyo wada tashi si heshiis loo gaadho.
Cabdi Xaaji C/laahi, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay kadib kulan uu maanta guddiga joogta ah ee aqalka sare ay la yeesheen madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, oo safar ku jooga magaaladda Muqdisho.
Geesta kale Axmed Madoobe, ayaa isna ka hadlay khilaafka ka dhexeeya dawladda federaalka iyo maamulkiisa iyo tabashadda Jubbland.

Daawo: Hadaladii Masuuliyintasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here