Dr. Gaboose Oo Ku Taliyay In Mucaaradka Looga Tanaasullo Shir-guddoonka Wakiiladda

0
354

Hargaysa (HP): Dr. Maxamrd Cabdi Gaboose, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Somaliland iyo xisbigiisa Kulmiye in ay isbaahaysiga mucaaradka uga tanaasulaan kursiga shir-guddoonka golaha Wakiiladda.

Dr. Gaboose, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa ayaa kula taliyay madaxweynaha in haddii uu rejo iyo wanaag ka doonayo mustaqbalka golaha Wakiiladda in mucaaradka loo daayo.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here