Cusbitaalka Boorama Oo La Gaadhsiiyay Mishiinka Lagu Sifeeyo Kelyaha

0
348

Boorama (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama ku wareejisay  mishiinka lagu sifeeyo Kelyaha oo ay wasaaradu soo iibisay.

Waxaana mishiinkaasi lagu wareejiyay agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama Dr. Aadan, oo sheegay in mishiinkaasi uu si dhakhso ah u hawl geli doono.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here