Dood Kulul oo Dhexmartay Xisbiyada KULMIYE, UCID iyo WADDANI oo Ku Saabsan Dib U Dhacyada Doorashooyinka Somaliland

0
747

Hargeisa (Hargeisa Press)- Masuuliyiinta sadexda Xisbi ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI ayaa maanta loo qabtay dood kulul oo ku saabsan dib u dhacyada soo noqnoqday ee ku imanaya doorashooyinka goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka Somaliland.

Doodan oo ay Idaacada VOA u qabatay Sadexda Xisbi ee Somaliland waxa ka qayb galay Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANIi Khadar Xuseen Cabdi iyo Murahax ku xigeenka Xisbiga UCID Prof, Axmed Cabdi Muuse (Abyan) iyo Siyaasi Yuusuf Cismaaan Garas oo isagu xilal Wasiir ku xigeen ka soo qabtay Xukuumadii Axmed Siilaanyo.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here