DEG DEG: Cawaale Aadan oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Hargeysa, Kana Hadlay Aflagaado Loo Gaystay iyo Bandhiggiisii Xalay

0
1442

Hargeisa (Hargeisa Press)- Fannaanka Cawaale Aadan Diheeye, ayaa mar dhawayd oo galabta ah Shir Jaraa’id ku qabtay Hargeysa, isla markaana waxa uu ka hadlay Bandhig-faneed uu xalay Hargeysa ku qabtay oo aad loo buux-dhaafiyey iyo dad iyagu Fannaanka Baraha Bulshada ku aflagaaddeeyey, waxaanu u mahad-celiyey Taageerayaashiisa.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here