Dhalinayaro Iyo Waxgarad Taageeray Garabka Jamaal Cali Xuseen,Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyay Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadda Somaliland

0
804

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhalinyarada iyo waxgaradka kazoo jeeda gobolka Saaxil oo shir jaraa;id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa taageero u muujiyay garabka uu hogaaminayo Jamaal Cali Xuseen,waxaanay dhaliilo xoogan usoo jeediyeen masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadda Somaliland.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here