DEG DEG: Wiil Dhalinyaro Ah oo Ay Liqday Bada Berbera

0
609

Berbera (HargeisaPress)- Ale ha u naxariistee waxaa maanta gelinkii dambe bada magaalada Berbera ay liqday islamarkaana ku dhintay Wiil Dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadkii dalxiiska u tagay bada.

Wiilkan ayaa sida ay sheegeen bahda Caafimaadka ee gobolka Saaxil ka yimid gobolka Togdheer, Waxaana Wiilkan lagu magacaabi jiray Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here