Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa Maanta Madaarka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa lagu soo dhaweeyay arday Somaliland ka Socotay oo Guul taariikh ah ka soo hooyay Tartan ka dhacay Waddanka Isutaga Imaaraadka Carabta.
Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran
https://youtu.be/gJGMPwPL3ls
HargeisaPress News Desk — Hargeysa