Hargeysa, (HargeisaPress) โย Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta u Kicitimay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Gaar ahaan Dubai oo ay Wada hadal kula leeyihiin Mid ka mid ah Shirkadaha danaynaya Maalgashi ay ku sameeyaan dekeda Berbera.
HargeisaPress News Desk โ Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

















